Maxamed bakteeriyada isfiilitada-- Treponema pallidum Waa ilamaqabato bakteeriya ah ah taa oo keenta cudarada sida: isfiilitada iyo kuwa kale ee ilmaqabatada wadaagaan ee loo yaqaano endemic syphilis iyo yaws.... Bakteeriya Caabuq Isfiilito Noolaha ilmaqabatada Treponema pallidum Dec 22, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Caabuqa -- Yaws Waa cudur ka kiyaamda caabuq keenaha ilmaqabatada ah ee loo yaqaano Treponema pallidum kaas oo qofka jirkiisa lagu arko horqoro nabro ah. Waxaa lagu kala qaadaa in aad taabato ama jirkaaga gaaro jirka... Bakteeriya Caabuq Cudur Jirro Dec 22, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Isfiilito -- Syphilis Wuxuu ka mid yahay cudurada lagu kala qaado galmada, waxaa keena bahalka ilmaqabatada ah ee Treponema pallidum , waxaa lagu kala qaado galmada. waxey ku badantahay dadka qaan gaaray.... Bakteeriya Cudur Isfiilito Sexually Transmitted Infection (STI) Dec 22, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Nooc ka mid ah Isfiilitada -- endemic syphilis Waa nooc ka mid ah cudurka loo yaqaano isfiilito (syphilis). sidioo kale loo yaqaano Bejel .... Bakteeriya Cudur Isfiilito Jirro Dec 22, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Nooc ka mid ah isfiilito -- bejel Waa nooc ka mid ah cudurada loo yaqaano isfiilito (syphilis). Waxuu kaga duwan yahay isfiilitada kale qaabka la isugu gudbiyo, oo cudurkaan caruurta waa lagu arkaa, waxaana ka qaadi kartaa qof kale oo... Cudur Isfiilito Jirro Dec 22, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Daacsi ama Hunqaac -- belch Ficil dhaca taas oo keenta in hawo caloosha ku jirta ay banaanka timaado ayada oo afka ka soo baxeesa, sida daacsi, hingo iwm.... Daacsi Hunqaac Dec 22, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Difaac firfircoon -- Active Immunity Difaac firfircoon oo uu jirkaaga sameysto, kadib cudur uu ka adkaaday ama talaal jirkaaga qaatay, Difaaca jirkaaga waxa uu leeyahay xasuus, marwaliba uu 1-cudur iska difaaco waa uu keedsadaa waxa cudu... Difaac firfircoon Difaaca jirka Dec 17, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Balaarinta xididada dhiiga -- percutaneous angioplasty Waa qaliin fudud kaas oo lagu furo xididada dhiiga ee xinjirada xireen... Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 16, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Qalab maqalka kaalmeeya -- Bone Anchored Hearing Aid (BAHA) Waa qalab qaliin loogu dhajiyo gudaha lafta dhagta ka dambeesa ee madaxa si qofku uu wax u maqlo. Waxey ka kalmeesaa in qofka uu wax maqlo ayadoo codka u marsiineesa lafta ka dibna u gudbineesa dhagta... Maqalka Qalab maqalka kaalmeeya Qaliin Dec 16, 2024 Caafimaadbare
Maxamed kiishka biyaha ee ilma galeenka -- amniotic sac (bag of waters) Kiishka biyaha ee ilma galeenka: xuub biyo ka buuxa oo cunuga ku dhex jiro. Biyaha ilmagaleenka kuwaas oo cunuga daboola. sidoo kale loo yaqaano bag of waters .... ilmo galeenka kiishka biyaha ee ilma galeenka Dec 16, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Afka hore ee xubinta taranka ee ragga -- glans (balanus) Wareega jilacsan (afka hore) ee xubinta taranka ee ragga. sidoo kale loo yaqaano balanus .... Xubinta taranka ragga Dec 16, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Jeetada miskaha ee caruurta -- Batchelor plaster (Spica cast) Nooc ka mid ah jeestada taas oo lagu kabo bukaanada adimaha ka jaban, siiba caruurta. Sidoo kale loo yaqaano Spica cast. Sawir jeesto qaarka danbe ugu xirintahay (AI lagu sameeyay, waxna lagu daray)... Jabid Jeesto Kab Dec 16, 2024 Caafimaadbare