Maxamed Laf-dhabar -- Spinal cord Waa qayb muhiim ah oo ka mid ah habdhiska neerfaha dhexe (CNS), waxuuna ka soo bilowdaa jirridda maskaxda ilaa uu hoos ugu sii dhaco laf-dhabarta. Wuxuu u shaqeeyaa sidii waddo isgaarsiineed oo u dhex... Laf-dhabarka Xubin jirka ka mid ah Mar 9, 2025
Sayid Cali gooryaanka dhiig-dhuuqaha -- Ancylostomiasis Jirro; gooryaan, kaas oo dhuuqa/jiqa dhiiga qofka, kadibna qofku uu dareemo tabar daro iyo dhiigyari. Waa caabuq ay keento cayayaanka dhuuqa dhiigga, gaar ahaan Ancylostoma duodenale iyo Necator ameri... Caabuq Jirro Mindhiciro gooryaan Mar 9, 2025
Sayid Cali Borrotiin ku-uruurka jirka -- Amyloid Maado (protein) taas oo ku sameesanta gudaha jirka calaamadna u ah in jirka uu buko, cudurana keenta sida cudurka halmaanshiyaha ee dadka duqoobay ku dhaca(Alzheimer’s disease).... Borrotiin Jirro Feb 1, 2025
Sayid Cali Cudurka borrotiin ku-uruurka jirka -- Amyloid Disease Waa xaalad uu protein aan caadi ahayn ku ururo xubnaha jirka, taasoo sababi karta dhaawac. Lamid ah amyloidosis .... Borrotiin Jirro Jan 25, 2025
Sayid Cali Xaalada borrotiin ku-uruurka jirka -- Amyloidosis Jiro kiliyaha iyo beerka ahkadib caalamada (amyloid) lagu arkay xubnahaas. Lamid ah amyloid disease. Waa xaalad uu borotiinka aan si caadi ahayn uu ugu aruuro xubnaha iyo unugyada jirka, taasoo keeni ... Borrotiin Jirro Jan 25, 2025
Maxamed Hoormoon-diyaariyaha-uurka -- Progesterone Waa hoormoon uu soo saaro corpus luteum -ka ee ku jira ugxan-sidaha ( ovary ) ka dib ovulation. Waxay door muhiim ah ka ciyaartaa hagaajinta wareegga caadada iyo ilaalinta uurka. Progesterone waxa uu ... Hormoon Hormoonka taranka ee dumarka Jan 14, 2025
Maxamed ugxaan sii deyn -- Ovulation Waa habka uu ugxaan-sidaha ( ovary ) uga sii daayo ugxan qaan gaartay ( ovum ) si ay ugu gudubto tubooyinka ilmo-galeenka, taas oo caadi ahaan dhacda bartamaha wareegga caadada. Waa muhiim si uurku u ... Ugxaanta Xubinta taranka dumarka Jan 14, 2025
Maxamed ugxaanta -- Ovum Waa unugga taranka dumarka ama ugxanta ee qaangaartay oo laga soo saaro ugxaan-sidaha ( ovary ). Waxaana la sii daayaa inta lagu guda jiro ovulation , waxaana bacrimin kara shahwada ragga, kadibna uur... Ugxaanta Xubinta taranka dumarka Jan 14, 2025
Sayid Cali Kiimikada maskaxda -- Aminobutyric Acid Fiiri gamma aminobutyric acid (GABA) .... Kiimikada maskaxda Jan 14, 2025
Maxamed kiimikada maskaxda -- Gamma aminobutyric acid (GABA) Waa maaddo maskaxda ku jirta oo yareysa dhaqdhaqaaqa neerfayaasha. Waxay door muhiim ah ka ciyaartaa hagaajinta niyadda, yaraynta walbahaarka, iyo dhiirigelinta nasashada ama daganaanta iyadoo isku dh... Kiimikada maskaxda Jan 14, 2025
Maxamed Barbityuurayt -- barbiturate Daawo maskaxda dajisa, oo loo isticmaalo dadka isku buuqa, hurdana keenta.... Daawo Hurdo keenta Maskax dagan Jan 14, 2025
Maxamed Ugxaan-sidaha -- Ovary Waa mid ka mid ah laba xubnood ee taranka dumarka ah oo ku yaalla miskaha. Ugxaan-sidaha waxa uu soo saaraa ugxaanta ( ova ) iyo hormoonnada sida estrogen iyo progesterone . Waxay door muhiim ah ka ci... Ugxaan-sidaha Xubinta taranka dumarka Jan 5, 2025