Sayid Cali hawo lagu gudbiyo -- Aerogenous Hawo lagu gudbiyo ama hawo lagu kala qaado cudurka. Waa bakteeriyada sii deysa hawada.... Bakteeriya Cudur Hawo lagu gudbiyo Jirro Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali hawo laqid -- Aerophagia/Aerophagy Hawo badan aad laqdo calooshana ku xanuunto, kadibna dibir, daaco iyo calool xanuun daran aad dareentid.... Calool Xanuun Calool dibir Caloosha hawo gasha Hawo laqid Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali biif baaf -- aerosol Biif baaf, la buufiyo. daawo la buufiyo oo cayayaanka ama mida jeermiska la’iskaga dilo, taas oo hawo iyo biyo isugu jira. waxaana lagu keediyaa gasac, waxey soo saartaa marka madaxa laga riixo dhibco... Biif baaf cayayaan jeermis Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali cudur keene -- aetiological Agent Shay keenaya jiro ama cudur. Wax noola ah oo keena cudur ama xaalad caaafimaad xumo.... Cudur Cudur keene Jirro Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Maxamed tirakoobka sariiraha isbitaalka -- bed occupancy rate Waa kalmad kuu tusineesa xisaab ama celcelis ahaan in sariiraha isbitaalka ay buxaan. Sariiraha isbitaalka inta buuxda oo lagu tusiyo xisaab ahaan boqolkiiba. Tusaale: “sariiraha isbitaalka waa ay buu... tirakoob tirakoobka sariiraha isbitaalka Dec 23, 2024 Caafimaadbare
Maxamed tuunjiga cuuryaanka -- bedpan Waa tuunji, saxan ama sakeyl qofka uu ku saxaroodo ama uu ku kaadiyo isaga oo aan sariirta ka kicin. Inta badan waxaa isticmaala bukaanada cuuryaamay ama aan awooding in ay iskooda u tagaan musqusha... tuunjiga cuuryaanka Dec 23, 2024 Caafimaadbare
Maxamed u guur galida dabeecada asalkeeda -- behaviourism Baaritaan cilmu nafsi ah taas oo labaaro dhaqanka ama dabeecada qofka si cudurka haayo loo ogaado. Sidoo kale waxey lagu ogaadaa in dabeecad ama dhaqankasta uu ka yimaado qof meesha uu ku noolayay dab... dabeecada u guur galida dabeecada asalkeeda Dec 23, 2024 Caafimaadbare
Maxamed ku takhasusay badalida dabeecada -- behaviourist Waa dhakhtarka cilmu nafsiga ah kaas oo ku takhasusay ka badalida dabeecada ama dhakhanka qofka, gaar ahaan dhakhtarka waxa ku daaweeya u kuur-galida dhaqanka ama dabeecada qofka.... Miskaha dabeecad badal Dec 23, 2024 Caafimaadbare
Maxamed dabeecad badal -- behaviour therapy Marxalad ka mid ah daaweynta qofka isku buuqay, qofkaas oo fahmay sida xalaadiisa maan ahaaneed uu u kobcinlahaay ka dibna addo xalka ugu wanaagsan oo noloshiisa ku maareenlahaay sida hadii wax aan dh... dabeecad badal isku buuqa Dec 23, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Bisheet -- Behçet’s syndrome Waa cudur daran oo ka timid difaaca jirka, wax sababayna ay jirin, bukaanka wuxuu dareemaa oo kaliya weerar ku socda xididada yar yare e dhiiga, kadibna nabro ayaa lagu arkaa afka, maqaarka, iyo xubna... Cudur Difaaca jirka Jirro Dec 23, 2024 Caafimaadbare
Maxamed gadaal -- behind Gadaal, dabada ama barida. Lamid ah buttock .... barida dabada gadaal Dec 23, 2024 Caafimaadbare
Maxamed barida -- buttock Gadaal, dabada ama barida. Qeybta danbe ee ban'adamka ku fadhissto Lamid ah Behind .... barida dabada gadaal Dec 23, 2024 Caafimaadbare