Skip to Content

Nala Soo Xiriir

Aan iska kaa barno!

 
Erayocaafimaad waa bogg u shaqeeya bahda caafimaadka, adeegyadeenu waxa uu yahay: waa u fasirida Afka Soomaaliga erayada caafimaad ee Af-Ingriiska ah, mowduucyo caafimaad ee bulshada wax tar u leh, warar caafimaad oo quseeyo bahda caafimaadka (maxaa cilmi ama agab cusub soo kordahay iwm), caafimaadka iyo diinteena suuban ee Islaamka, cashiro caafimaad oo maqal iyo muuqaal ah, Su'aalo iyo Jawaabo ku saabsan caafimaadka siiba waxa bulsho weynta ay qabaan.


Na iska keen bar!

Bahda Erayocaafimaad hadaanu nahay waxaan  diyaar u nahay wada shaqeyn, aqoon isweydaarsi iyo Su'aalo kasto aad qabta in aan kaaga jawaabno intii cilimigeenu la egyahay.

Soo dhawaaw, Fadlan sadarada kaa hooseeya buuxi kadib Gudbi ku dhufo.