Maxamed Cuncunka foorno-leyda -- baker’s itch (grocer's itch) Xajiinyooday. Cuncun ku dhaca inta badan dadka wax duba sida buskutka iyo rootiga oo badanaa khamiirka ku dhex jira. sidoo kale loo yaqaano grocer's itch.... Maqaar cuncun Xajiin Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Dheelitirnaan -- balance Dheelitiran, dheelitir leh, waa uu istaagay ma uusan dhicin, qiyaastiisu sugantahay, isu dhigma.... Dheelitir Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Cunto nafaqadeeda dheelitiran -- balanced diet Cunto isku dheelitiran oo nafaqo jirka u baahanyahay ka kooban si jirkana uu ugu koro, caafimaadna ka helo, uusanna ku jiran.... Cunto nafaqadeeda dheelitiran Dheelitir Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Qof dagan-- balance of mind Qof fayoow maskax ahaan ama maan ahaan. Qof dagan, nabad ku nool iskuna dheelitiray waxa maskaxdiisa gudaheeda ka socda iyo banaanka waxa ka socda.... Maskax dagan Miir dagan Qof dagan Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Caabuq ku dhaca afka hore ee xubinta taranka ragga -- balanitis Caabuq ku dhaca afka hore ee xubinta taranka ee ragga. inta badan waxey ku dhacdaa caruurta afar sano ka yar iyo ragga aan lagudin.... Aan lagudin Caabuq ku dhaca xubinta taranka ragga Xubinta taranka ragga Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Caabuq ku dhaca afka hore ee xubinta taranka ee ragga -- balanoposthitis Caabuq ku dhaca afka hore ee xubinta taranka ee ragga iyo maqaarkiisa (beejada). Wuxuuna ku badanyahay dadka aan la gudin.... Aan lagudin Caabuq ku dhaca xubinta taranka ragga Xubinta taranka ragga Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Shuban keenay gooryaan -- balantidiasis Gooryaan weyn ( Balantidium coli ) oo caloosha ku kora kaas oo darbiga mindhicirada dhaawaca kadibna waxuu keena shuban biyood iyo disantariyo.... disantariyo gooryaan shuban Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Afka hore ee xubinta taranka ee ragga -- balanus (glans) Wareega jilacsan (afka hore) ee xubinta taranka ee ragga. sidoo kale loo yaqaano glans .... Xubinta taranka ragga Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Bidaar -- bald Bidaar, qof tinta madaxa ka sii dhamaaneesa ama aan madaxa tin ku laheyn.... Bidaar Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Sariir dadka jajabay lagu baxnaaniyo -- Balkan frame Dhismo kor looga sameeyo sariirta bukaanada lafaha ka jajabay si looga ilaaliyo dhaqdhaqaaq xiliga la baxanaaninaayo. Sariir dadka jajabay lagu baxnaaniyo (Balkan frame)----(AI lagu sameeyay)... Jabid Lafaha Sariir Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed joojinta taranka bakteeriyada -- bacteriostasis Ficil lagu joojinaayo ilmaqabatada (bacteria) in ay badato. Maadooyin lagu dagaalamo bakteeriyada si looga hortago in ay taranto.... Bakteeriya Daaweyn Noolaha ilmaqabatada Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Bakteeriya xakameeye -- bacteriostatic Waxey ka hadleesaa maado ka hor istaagta in ilmaqabatada bakteeriya ay badato lakiin ma ay disho.... Bakteeriya Daaweyn Noolaha ilmaqabatada Dec 15, 2024 Caafimaadbare