Sayid Cali Ku sumoobida qamrada -- Alcohol Poisoning Xaalad jiro ah taas oo keenta in qofka uu ku sumoowo cabida qamrada.... Qamrada Sumoobid Jan 4, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Balwada qamrada -- Alcoholism Cabida xad-dhaafka ah ee qamrada taas oo keenta in qofka ey balwad ku noqoto.... Balwada Qamrada Jan 4, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Ku dhayid Aalkolo -- Alcohol Rub Ku dhayid aalkolo meel dhaawac ah/muruxday ama ka hortagid dhaawaca gaar ahaan bukaanada jiifka sariirta ku daaha si ay caabuq u qaadin.... Dhayid aalkolo Jan 4, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Kaadi aalkolo leh -- Alcoholuria Sheybaar; aalkoloda oo laga helo kaadida gaar ahaan dadka sarqaansan.... Kaadida aalkolo Jan 4, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Aldosutroon -- Aldosterone(ALD) Waa dheecaan laga soo daayo qanjirka loo yaqaano (adrenalgland) taas oo dheelitirta curiyayaasha loo yaqaano (sodium iyo potassium) ee dhiiga. ayadoo ilaalineesa heerka cadaadiska dhiiga.... Dheecaan Horrmoon Jan 4, 2025 Caafimaadbare
Maxamed bakteeriyada -- bacteria Waa noole yar oo ilmaqabate ah kaas oo mar mar ka qaarkiis cuduro keeno, mar mar na dheefshiidka ayuu caawiyaa oo caloosha iyo mindhicirada ayuu iska fadhiyaa. Koox maka ay yihinn waa bacterium . .... Bakteeriya Noolaha ilmaqabatada Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Unug -- Cell Waa qaybta ugu yar ee aasaasiga ah ee noolaha oo qabata dhammaan hawlaha muhiimka ah ee nolosha. Waxay noqon kartaa unug keliya (unicellular) sida bakteeriyada, ama unugyo badan (multicellular) sida x... Unuga Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali Neefsashada oksijiin ku tiirsan -- Rerobic Respiration Neef qaadhasho kadib neeftaas loo badalo quwada sida ATP . Waxaa loola jeedaa habka unugyada noolaha ay tamarta uga helaan cuntada iyadoo la adeegsanayo oksijiinta.... Hawo Neefsasho Unuga Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Saldiga awooda unuga -- Adenosine triphosphate (ATP) Waa kiimiko tamar kaydsan oo muhiim ah, unugyaduna waxay u isticmaalaan inay qabtaan shaqooyinka kala duwan ee noolaha.... Saldiga awooda unuga Unuga Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali Hawo ku tiirsan -- Aerobic Hawo ku saabsan. u baahan hawo, ama baaritaan ka dhacaysa meel hawo leh. Hababka ama geeddi-socodyada ku tiirsan isticmaalka hawada.... Hawo Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Xididka dhiiga oo hawo ku xiranta -- air embolism Xididka dhiiga qaada oo xirma hawo gasho awgiis. Lamid ah aeroembolism . .... Xididka dhiiga oo hawo ku xiranta Xididka dhiiga oo xiranta Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali Xididka dhiiga oo hawo ku xiranta -- Aeroembolism Xididka dhiiga qaada oo xirma hawo gasho awgiis. Lamid ah air embolism .... Xididka dhiiga oo hawo ku xiranta Xididka dhiiga oo xiranta Dec 28, 2024 Caafimaadbare