Maxamed bakteeriyaal -- bacterium Koox ilmaqabatayaasha ah kaas oo mar mar ka qaarkiis cuduro keeno, mar mar na dheefshiidka ayuu caawiyaa oo caloosha iyo mindhicirada ayuu iska fadhiyaa. Hal xabo marka ay tahay waa bacteria .... Bakteeriya Noolaha ilmaqabatada Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Kaadida oo laga helay bakteeriyo -- bacteriuria Marka sheybaarka la joogo, baaritaanka kaadida oo laga helo ilma qabatada loo yaqano (Bacteria). Baaritaanka kaadida ka dib oo laga helo bahalka bakteeriya .... Bakteeriya Jirro Kaadida Noolaha ilmaqabatada Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Baktariim -- Bactrim Magaca daawada (co-trimoxazole) looga yaqaano suuqa. Waxaa lagu daaweeyaa caabuqyada ku dhaca: kiliyaha iyo kaadi mareenka, dhagaha, sanbabada(burkiitada) iwm.... Daaweyn Daawo Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Afka oo ura -- bad breath Afka qofka oo uro, neefta afka qofka ka soo baxeesa oo urta.... Af ur Ur Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Cutaneous leishmaniasis (Baghdad boil) Jiro ku dhacda maqaarka taas oo ku badan wadamada kuleyka ah waxaana keena gooryaanka ( Leishmania ). Loo yaqano Baghdad sore iyo Oriental sore.... Jirro Nabraha Maqaarka Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed kiishka biyaha ee ilma galeenka -- bag of waters (amniotic sac) Kiishka biyaha ee ilma galeenka: xuub biyo ka buuxa oo cunuga ku dhex jiro. Biyaha ilmagaleenka kuwaas oo cunuga daboola. sidoo kale loo yaqaano amniotic sac .... ilmo galeenka kiishka biyaha ee ilma galeenka Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Qalab maqalka kaalmeeya -- BAHA Waa qalab maqalka kaalmeeya, erayga waxaa laga soo gaabiyay Bone Anchored Hearing Aid .... Maqalka Qalab maqalka kaalmeeya Qaliin Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Buro biyood ka soo baxda jilibka gadaashiisa -- Baker’s cyst Buro biyood ka soo baxda jilibka gadaashiisa meesha lugta ka laabanto, sababta keentayna tahay xuubka laabkaas oo daciifay ama caabuqa ku dhacay kala goysyada (rooma tiisimo).... Buro biyood Jirro Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Balaarinta xididada dhiiga -- balloon angioplasty Tubo afka hore la buufin karo taas oo la dhex marsiiyo xidid ciriiriyoobay oo ku dhaw in uu xirmo kadibna la buufiyo si xididka uu u furmo, waa qaab dayactir ah oo lagu sameeyo xididida ciriiri gala. ... Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Fiilo lagu balaariyo xididada dhiiga -- balloon catheter Tubo ama fiilo afka hore la buufin karo oo lagu dayactiro xididada dhiiga ee ciriiriyoobay si ay u balaariyaan gudaha xididada.... Fiilo lagu balaariyo xididada dhiiga Qalab qaliin Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Faro ku riixid (baarid) -- ballottement Dhakhtarka marka uu baaritaan uu ku sameenaayo bukaanka jirkiisa, in farhiisa uu ku riixo meesha jirka uu u maleenaayo in ay cilad ka jirto si uu u qiyaaso ama u hubiyo cilada in ay jirto ama heerka a... Baaritaanka jirka bukaanka Faro ku riixid (baarid) Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Cagta qeybta kore -- ball (foot) Cagta qeybteeda sare ee suulka iyo faraha lugta u dhaw ama calaacasha qeybta suulka u dhaw. Lugta ama gacanta qeybtooda jilacsan ee ka hooseesa suulka gacanta iyo lugta. waa sawir cagta hoose (AI lagu... Cagta Qebteeda hoose Cagta qeybta kore Lug Dec 15, 2024 Caafimaadbare