Caabuq ku dhaca afka hore ee xubinta taranka ee ragga.
inta badan waxey ku dhacdaa caruurta afar sano ka yar iyo ragga aan lagudin.
Caabuq ku dhaca afka hore ee xubinta taranka ragga -- balanitis