Skip to Content

Baaritaanka hooyada iyo uurjiifka -- Antenatal Diagnosis

Xubnaha taranka dumarka

Baaritaan lagu sameeyo hooyada uurka leh ayada oo la fiirinaayo ilamaha xaaladooda caafimaad.

Waa baaritaanno caafimaad oo la sameeyo hooyada uurka leh si loola socdo caafimaadka hooyada iyo korriinka uurjiifka.   

Waxaa laga isticmaala erayada  (Antenatal Diagnosis) inta badan Ingiriiska iyo wadamada uu gumeesanjiray. 

Lamid ah: Baaritaanka uurjiifka -- (prenatal diagnosis).

Baaritaanka hooyada iyo uurjiifka -- Antenatal Diagnosis
Maxamed April 23, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
cunto cunida ka xiran -- Anorexia
jirro