Maxamed Laf-dhabar -- Spinal cord Waa qayb muhiim ah oo ka mid ah habdhiska neerfaha dhexe (CNS), waxuuna ka soo bilowdaa jirridda maskaxda ilaa uu hoos ugu sii dhaco laf-dhabarta. Wuxuu u shaqeeyaa sidii waddo isgaarsiineed oo u dhex... Laf-dhabarka Xubin jirka ka mid ah Mar 9, 2025 Caafimaadbare
Maxamed Caloosha -- Stomach Waa xubin ka tirsan jirka bin’adamka taas oo ku taala uur ku jirta, waxeyna qaabilsantahay shaqada ah dheefshiidka iyo burburinta cuntada iyo in jirka nafaqada dib ugu celisa. Sawir Caloosha ah (AI la... Calool Uur ku jirta Xubin jirka ka mid ah Dec 14, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Kili -- Kidney Waa xubin ka tirsan jirka bin’adamka taas oo ku taala uur ku jirta, waxeyna qaabilsantahay shaqada ah in jirka ay ka sifeeso wasaqda, kaadi ahaan. Sawir Kili ah (AI lagu sameeyay)... Kiliyo Uur ku jirta Xubin jirka ka mid ah Dec 14, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Beerka -- Liver Waa xubin ka tirsan jirka bin’adamka taas oo ku taala uur ku jirta, waxeyna qaabilsantahay shaqada ah dheefshiidka, burburinta daawada iyo cuntada si nafaqada jirka dib ugu gasho. Sawir beerka ah (AI ... Beerka Xubin jirka ka mid ah Dec 14, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Wadnaha -- Heart Waa xubin ka tirsan jirka bin’adamka taas oo ku taala xabadka, waxeyna qaabilsantahay shaqada ah in jirka oo dhami uu gaaro dhiiga iyo hawada. Qalibiga. Wadnaha. Sawir wadnaha ah (AI lagu sameeyay, wa... Wadnaha Xubin jirka ka mid ah Dec 14, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Sanbabada -- Lung Waa xubin ka tirsan jirka bin’adamka taas oo ku taala xabadka, waxeyna qaabilsantahay shaqada ah in jirka oo dhami neef ama hawo helo. . Sanbabada ( AI lagu sameeyay )... Sanbabada Xubin jirka ka mid ah Dec 14, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Maskax -- Brain Waa xubin ka tirsan jirka bin’adamka taas oo ku taala madaxa, waxeyna qaabilsantahay shaqada ah in uu qofka dareemo, socda, wax arko, wax maqlo, neefsado, ogaado, xifdiyo, caqliyeesto iyo kuwa aan int... Maskax Xubin jirka ka mid ah Dec 14, 2024 Caafimaadbare