Boggaga Caafimaadbare, Warbaahin iyo Diini waxaad ka heli dontaan erayo caafimaad oo la turxaan bixiyay, kuwa Af-ingriis ah oo loo fasiray Af-Soomaali. warbixino ku saabsan bahda caafimaadka, maxaa soo kordhay xirfad iyo cilmi?. Diinteena Islaamka ee suuban waxa ka quseeya caafimaadka.