Maxamed Hormoonka taranka ee dumarka -- Estrogen Waa koox hoormoonno ah oo kaalin muhiim ah ka ciyaara horumarka iyo ilaalinta unugyada taranka dumarka, sida naasaha, ilmo-galeenka, iyo ugxaan-sidaha. Sidoo kale, estrogen waxa uu hagaajiyaa wareegga... Hormoon Hormoonka taranka ee dumarka Jan 5, 2025
Maxamed Ubucda ugxaanta -- Corpus luteum Waa qaab-dhismeed ku-meel-gaar ah oo ku sameysma ugxaan-sidaha ( ovary ) ka dib marka ugxaan la sii daayo ( ovulation ). Waxay soo deysaa hormoonno, gaar ahaan progesterone , si ay jirka ugu diyaariso... Ubucda ugxaanta Xubinta taranka dumarka Jan 5, 2025
Sayid Cali Nabraha Ugxan-sadaha/caabuqa fangaska -- Albicans Waxuu noqon karaa micniyaashaan: 1- Fiiri Corpus albicans . waa hadii aad rabtid micno dheeraad ah. 2- Fiiri Candida albicans . waa hadii aad rabtid micno dheeraad ah.... Fangas Ugxaan-sidaha Xubinta taranka dumarka Jan 5, 2025
Sayid Cali Baraska -- Albinism Baraska; waa xaalad jiro taas oo keenta in qofka jirkiisa laga waayo midab.... Baras Jirro Jan 4, 2025
Sayid Cali Barasle -- Albino Qofka qaba jirada baraska, qofkaas oo jirkiisa iyo tintiisa ay cadyihiin.... Baras Jirro Jan 4, 2025
Maxamed Xuubka saaran xubinka taranka ee ragga -- Tunica albuginea Xuub jilacsan oo maqaarka ka hooseeya kuna dahaaran xubinka taranka ee ragga. fiiri Albuginea .... Xubinta taranka ragga Jan 4, 2025
Sayid Cali Xuubka saaran xubinka taranka ee ragga -- Albuginea Xuub jirka ka mid ah oo cad kaas oo daboolaaya qeyb ka mid ah jirka. Xuubkaanka waxuu ku dahaaranyahay xubinka taranka ee ragga. fiiri Tunica albuginea .... Xubinta taranka ragga Jan 4, 2025
Maxamed Isha qeybteeda cad -- Sclera Waa isha qeybteeda cad. Lamid ah albuginea oculi.... indhaha Jan 4, 2025
Sayid Cali Isha qeybteeda cad -- Albuginea Oculi Waa isha qeybteeda cad. Lamid ah sclera .... indhaha Jan 4, 2025
Sayid Cali Cabiraha albumiinta ee kaadida -- Albuminometer Sheybaar; qalab lagu cabiro heerka maadada (albumin) ee la egtahay marka laga cabiro kaadida. qalab lagu ogaado qiyaasta maadada (albumin) ee ku jirta kaadida.... Kaadida albumiin Jan 4, 2025
Maxamed Jirada balwada aalkoloda -- Delirium alcoholicum Qamro qabatim; waa xanuuno iyo calaamado lagu yaqaan dadka iska joojiyay cabida qamrada sida: jarees, iscuncun, xanaaq iyo in oo qofka arko wax aan loo jeedin. Lamid ah alcoholicum .... Balwada Jirro Qamrada Jan 4, 2025
Sayid Cali Jirada balwada aalkoloda -- Alcoholicum Qamro qabatim; waa xanuuno iyo calaamado lagu yaqaan dadka iska joojiyay cabida qamrada sida: jarees, iscuncun, xanaaq iyo in oo qofka arko wax aan loo jeedin. Lamid ah delirium alcoholicum.... Balwada Jirro Qamrada Jan 4, 2025