Rug caafimaad oo hooyooyinka uurka leh lagu baro xanaaneenta ilmaha iyo in ay noloshooda caafimaad ahaan kor u qaadaan inta ay ilmaha sidaan. Lamid ah maternity clinic
rugta hooyada uuka leh -- antenatal clinic