Skip to Content

La suuxiyay -- Anaesthetise/Anaesthetize

Kabaabyo

Suuxin ama kabaabyeen jirka oo dhan ama qeyb kamid jirka bukaanka.

In la suuxiyo – Waa in bukaanka la siiyo daawo ama hab kale oo suuxin ah si uu u waayo dareenka xanuunka, inta lagu jiro qalliinka ama baaritaanka caafimaad.

La suuxiyay -- Anaesthetise/Anaesthetize
Sayid Cali May 10, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Khatarta Suuxdinta -- Anesthetic Risk
Kabaabyo