Hab caafimaad taas oo lugu suuxiyo ama lugu kabaabiyo bukaanka iyada oo xanuun in uu dareemo laga ilaalinaayo.
Waa habka loo siiyo bukaanka daawo suuxin ah si uu u noqdo mid suuxsan ama aan dareen lahayn ka hor inta aan la sameynin qaliin ama baaritaan caafimaad.
Diyaarinta Suuxsiinta -- Anesthetic Induction